ERAYO JACAYL
haka raadin jacayl qalbiyada
Qalbiyada gaajaysan hadii ay dhargan
Way ku tuuri donaan
Lakiin ka raadi quluubta daacada ah
Way ilaalin donaan ❤️🫂
ERAYO JACAYL
haka raadin jacayl qalbiyada
Qalbiyada gaajaysan hadii ay dhargan
Way ku tuuri donaan
Lakiin ka raadi quluubta daacada ah
Way ilaalin donaan ❤️🫂
Maah-maah carbeed baa ahayd
العجلة من الشيطان
[ Dag-dagu shaydaan xagiis buu ka ahaaday ]
وقال حاتم الأصم 《 العجلة من الشيطان إلا في خمس.....
XAATIM AL-ASAM baa yiri: Dag-dagu shaydaan xagiis buu ka ahaaday marka laga reebo shan arimood, oo iyaga waa loo dag-dagaa waxa ayna kala-yihiin
١: إطعام الضيف إذا حل
٢: و تجهيز الميت إذا مات
٣: وتزويج البكر إذا أدركت
٤: وقضاء الدين إذا وجب
٥: والتوبة من الذنب إذا قع
1: In Martida la sooro marka ay yimaadaan ama soo dagaan
2: Maydka oo la diyaariyo marka uu uu dhinto
3: Gabadha inanta ah oo la guuriyo marka ay qaan-gaadho ee ay guur haleesho
4: Daynta oo la bixiyo marka ay kugu waajibto
5: Dambiga oo laga tawbadkeeno marka uu kaa dhaco ama aad samayso.
shantaan[⁵] Arimood Dag-dagoodu shaydaan xagiis kama ahaanin
Barqo wanaagsan 🌻🌷🍁
Allah baa igu kaa maneystay waana hubaa inaa tahay risqigeyga ugu quruxda badan waxaad iitahay wax waliba waxaad iitahay nimco allah igu deeqay waxaad degtay qalbigeyga iyo indheheyga.
Adaa ileh abid❤️🩸💍
Mention dheh qof aad uhibeyn leheed ereyadaan hadii aadan heysane allah kusahlo❤️
ERAYO JACAYL haka raadin jacayl qalbiyada Qalbiyada gaajaysan hadii ay dhargan Way ku tuuri donaan Lakiin ka raadi quluubta daacada ah ...