Maah-maah carbeed baa ahayd
العجلة من الشيطان
[ Dag-dagu shaydaan xagiis buu ka ahaaday ]
وقال حاتم الأصم 《 العجلة من الشيطان إلا في خمس.....
XAATIM AL-ASAM baa yiri: Dag-dagu shaydaan xagiis buu ka ahaaday marka laga reebo shan arimood, oo iyaga waa loo dag-dagaa waxa ayna kala-yihiin
١: إطعام الضيف إذا حل
٢: و تجهيز الميت إذا مات
٣: وتزويج البكر إذا أدركت
٤: وقضاء الدين إذا وجب
٥: والتوبة من الذنب إذا قع
1: In Martida la sooro marka ay yimaadaan ama soo dagaan
2: Maydka oo la diyaariyo marka uu uu dhinto
3: Gabadha inanta ah oo la guuriyo marka ay qaan-gaadho ee ay guur haleesho
4: Daynta oo la bixiyo marka ay kugu waajibto
5: Dambiga oo laga tawbadkeeno marka uu kaa dhaco ama aad samayso.
shantaan[⁵] Arimood Dag-dagoodu shaydaan xagiis kama ahaanin
Barqo wanaagsan 🌻🌷🍁