Friday, 29 September 2023
Friday, 11 August 2023
MAAH MAAH CARBEED
Maah-maah carbeed baa ahayd
العجلة من الشيطان
[ Dag-dagu shaydaan xagiis buu ka ahaaday ]
وقال حاتم الأصم 《 العجلة من الشيطان إلا في خمس.....
XAATIM AL-ASAM baa yiri: Dag-dagu shaydaan xagiis buu ka ahaaday marka laga reebo shan arimood, oo iyaga waa loo dag-dagaa waxa ayna kala-yihiin
١: إطعام الضيف إذا حل
٢: و تجهيز الميت إذا مات
٣: وتزويج البكر إذا أدركت
٤: وقضاء الدين إذا وجب
٥: والتوبة من الذنب إذا قع
1: In Martida la sooro marka ay yimaadaan ama soo dagaan
2: Maydka oo la diyaariyo marka uu uu dhinto
3: Gabadha inanta ah oo la guuriyo marka ay qaan-gaadho ee ay guur haleesho
4: Daynta oo la bixiyo marka ay kugu waajibto
5: Dambiga oo laga tawbadkeeno marka uu kaa dhaco ama aad samayso.
shantaan[⁵] Arimood Dag-dagoodu shaydaan xagiis kama ahaanin
Barqo wanaagsan 🌻🌷🍁
Thursday, 10 August 2023
Erayo jacayl
Allah baa igu kaa maneystay waana hubaa inaa tahay risqigeyga ugu quruxda badan waxaad iitahay wax waliba waxaad iitahay nimco allah igu deeqay waxaad degtay qalbigeyga iyo indheheyga.
Adaa ileh abid❤️🩸💍
Mention dheh qof aad uhibeyn leheed ereyadaan hadii aadan heysane allah kusahlo❤️
Wednesday, 9 August 2023
DHIIRIGALI NAFTAADA
ERAYO JACAYL
ERAYO JACAYL haka raadin jacayl qalbiyada Qalbiyada gaajaysan hadii ay dhargan Way ku tuuri donaan Lakiin ka raadi quluubta daacada ah ...

-
Qiso yaroo cajiiba.... Qaybta koowaad. Waligay marbaan xidhiidh sameeyay, wuxuu na dhex maray gabadh aanu isku dugsi ahayn, kala fasal baanu...
-
ERAYO JACAYL haka raadin jacayl qalbiyada Qalbiyada gaajaysan hadii ay dhargan Way ku tuuri donaan Lakiin ka raadi quluubta daacada ah ...